Saraakiil iyo Ciidamo loo xiray weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo Baaritaano socda

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay saraakiil iyo ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya, kadib weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al Shabaab ku qaadeen hotel kuyaala xeebta Liido. Saraakiisha iyo ciidamada la xiray ayaa ahaa kuwii ka sugnaa baraha koontarool ee laga ilaaliyo xeebta Liido, waxaana la sheegay in loo heesto … Continue reading Saraakiil iyo Ciidamo loo xiray weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo Baaritaano socda